Muuse Biixi oo tukashada Salaadii Ciida ka dib baaq u diray Shacabka Somaliland (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qayb-galay tukashada salaadda ciidal Adxada. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyayaasha kala duwan ee ciidamada, maayarka caasimadda, madax kala duwan oo xukuumadda katirsan, ayaa la tukaday shacabkii salaadda ciidal Adxada ku gutay masjid Jaamaca weyn ee caasimadda Hargeysa, … Continue reading Muuse Biixi oo tukashada Salaadii Ciida ka dib baaq u diray Shacabka Somaliland (Sawirro)